Anytime Learning
Toosinta Qaabilsan Heerka Koriimada Ubadka (Somali- Developmentally Appropriate Behavior Guidance) (09/16/2024 - 12/31/2024)
Tababarkani wuxuu buuxin afarta-saac oo Daryeelaha Ilmaha Guriga ku haya looga baahan yahay inuu waxka siyaadsado aqoonta xagga Toosinta iyo Habdhaqanka Akhlaaqda ilmaha (Child Development/Behavior Guidance). Tababarku wuxuu ka warbixin xaqiiqooyinka muhiimka u ah koritaanka maskaxda sanaddaha hore. Wuxuuna qeexidoonaa koriimadda la dhaqanka mushtamaca iyo dareenka nafsiyan, iyo saamaynta xiriirada ilmuhu ku leeyihiin. Ugu dambayn,…
8. Principles of Child Development and Learning
II.C: Promoting Social and Emotional Development