Toosinta Qaabilsan Heerka Koriimada Ubadka (Somali- Developmentally Appropriate Behavior Guidance) (E2E) (07/16/24 - 12/31/24)

Tababarkani wuxuu buuxin afarta-saac oo Daryeelaha Ilmaha Guriga ku haya looga baahan yahay inuu waxka siyaadsado aqoonta xagga Toosinta iyo Habdhaqanka Akhlaaqda ilmaha (Child Development/Behavior Guidance).  Tababarku wuxuu ka warbixin xaqiiqooyinka muhiimka u ah koritaanka maskaxda sanaddaha hore. Wuxuuna qeexidoonaa koriimadda la dhaqanka mushtamaca iyo dareenka nafsiyan, iyo saamaynta xiriirada ilmuhu ku leeyihiin. Ugu dambayn,…

Read More